Madaxwaynaha dawladda Puntland iyo Madaxwaynaha dawladda federaalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay Magaalada Waaciya iyo deegaamadeeda soo dhawayntooda ayaa waxaa ka qayb qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada iyo maamulka Degmada.
Madaxweynayaasha ayaa Deegaamadii ay soo mareen waxaa ka mid ahaa magaalooyinka sheerbi , waaciye ,xiddda , dalwayn ,Carta ,iyo wliba degmada.,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.