VIDEO: Wajiga labaad ee tallaalka COVID-19 oo Puntland laga bilaabayo

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Puntland Dr. Jaamac Faarax Xasan, ayaa sheegay in bishan dhamadkeeda laga bilaabi doono deegaanada Puntland wajiga labaad ee talaalka COVID-19, kaas oo la siin doono dadkii horay u qaatay kii koowaad.

Wasiir Jaamac ayaa tilmaamay in looga baahan yahay in dadka aan talaalkii hore qaadan inay tagaan goobaha caafimaadka ee degmada ama gobolka uu joogo, oo wali talaalku diyaar ku yahay.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading