Video:-Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Towfiiq

Ilaa iyo hada dhimashada labada dhinac waxaa lasoo sheegay in ay gaarayso 11-Qof.

5-waa dhanka Degmada Towfiq,halka 6-da kale ay yihiin Maleeshiyada beesha Sacad ee weerarka soo qaaday.

Sidoo kale Gaadiid dagaal,ayaa laga gubay isla Maleeshiyada Sacad,waana iska caabiyeen reer Towfiiq oo wax Deegaan ah oo laga qabsaday majiraan.

Gudoomiyaha degmada Towfiiq ee Puntland Maxamed Cabdudqaadir Axmed ayaa Radio Daljir u waramay,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading