Video:-Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Itoobiya

Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalka Itoobiya iyo taliyaha guud ee Milatariga oo ku dhawaaqay inay sugayaan amarkii ay qaban lahaayeen gobolka Tigreega.Wararkii ugu danbeeyay ee ka imaanaya Dalkaas,waxay sheegayaan in Ciidamads TDF ay 160-km gudaha ugaleen Deegaanka Amxaarada.Sidoo kale Deegaanka Canfarta ayay 50-km gudaha galeen Ciidamada TDF,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/KVsVtfiW5xQ

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading