Video:-Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Sudan

Ciidamada RSF,ayaa Ciidamada kasoo horjeeda Millatariga Sudan ku eedeeyay dhowr weerar oo xagga cirka ah, oo lagu qaaday Saldhigyada ay ku leeyihiin qaybo kala duwan oo ka tirsan magaalada Khartuum.

RSF,ayaa sheegtay inay dib u soo cusboonaadeen weerarada, inkastoo ay weli jiro xabad joojin.

Ciidamada RSF,ayaa waxay sheegeen in weeraradii u danbeeyey lala beegsaday xaafado ka tirsan Magaalada Khartuum.

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading