Iyadoo maalmihii lasoo dhaafay ay mudaaharaadyo yar yar ay ka sjireen Magaalada Ganacsiga Puntland ee Bosaso,ayaa maanta waxaa saxaafada la hadlay masuuliyiinta Gobolka Bari oo digniin adag kasoo saaray mudahaaradyadaas.
Dhanka kale Tv-ga caalamiga ah ee Idil Tv ayaa booqday Dekeda oo ay shaqadeedu si habsami leh usocoto,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.