Video:-Wararkii ugu danbeeyay weerarkii Toorayda Ee Paris

Booliska Faransiiska ayaa xiray nin la sheegay inuu magaalada Paris ku dhaawcay 7 qof oo ay ku jiraan laba ruux oo dalxiisayaal British ah.

Weerarka ayaa Axadi ka dhacay meel u dhaw Shaleemo ku taalla daanta kannaalka dhaca waqooyibari ee magaalada Paris. Goob-joogayaal ayaa sheegay in ninka weerarka geystay uu watay toorreey iyo bir.

Ninkan ayaa la rumeysanyahay inuu kasoo jeedo dalka Afghanstan. Warbaahinta Faransiiskana waxay ku warrantay in boolisku aysan aaminsaneyn in weerarkan uu yahay mid xiriir la leh argagixiso.

Wakaaladda wararka AFP ayaa sheegtay in afar ka mid ah dadka dhaawaca ah ay ku jiraan xaalad khatar ah,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading