Wariye Cabdisalaan Hareri ayaa waraysi xiiso leh la yeeshay madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed islaam.
Waraysigan oo dhinacyo badan taabanaya ayuu madaxweynuhu kaga hadlay ,la dagaalanka argagixisada,ka gurmashadii abaarta,dib u dhiska ciidanka qaranka somaliya,nidaamka fadaraalak ah iyo guud ahaan xaalka dalka,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.