Video:-Waraysi Wasiir Ashkir Xeerka Afka Hooyo

Xeerka ilaalinta Afka Hooyo ee Golaha Wasiirada Puntland ansixiyeen waa bogaadin buu mudan yahay.

Saan filayo maskaxda ka danbaysay ee diyaarisay,waxaa leh Wasiir Ashkir,sababtoo ah Guud ahaan Puntland,gaar ahaan Wasaarada Warfaafinta kuma jiro Aqoontaas iyo khibradaas Qof kale oo gaarsiisan,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading