Video:-Warbaahinta afka carabiga ku hadasha maxay ka tiri hadalkii Madaxweyne Farmaajo?

Isaga oo ka qeyb galay kalfadhigii baarlamaanka Somalia oo maanta furmay ayaa madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu sheegay in uu ka digayo in shirkad ka mid kuwa caalamku ay maalgashi sameyso iyada oo aan ogolaansho ka haysan hay’adaha dastuuriga ah ee Somalia.

Madaxweyne Farmaajo ayaa khudbadaas uu ka jeediyey baarlamaanka waxyaabo kale oo bixinta cashuurtu ay ka mid tahay.

Warbaahinta caalamka ayaa hadalkaas uu Madaxweynuhu baarlamaanka ka horjeediyay si kala duwna uga hadashay.

Hadaba waxaan soo qaadanaynaa warbaahinada ku hadla afka Carabiga,gaar ahaan mida ka hawlgasha dalka  imaaraadka carabta ee ah xiligan doolwada uu hadalka Farmaajo toos ugu socdo waxay ka tiri hadaldaas,hoos ka daawo muuqaalka .

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading