Guddiga dowladda Puntland u qaabilsan wacyi gelinta iyo ka hortagga cudurka coronavirus,ayaa soo saaray warbixintoodii maalin-laha ahayd waxa ayna shaaciyeen in la soo saaray qodobo cusub oo ay ka midyihiin in lakordhiyey bandowgii Deegaanada Puntland saarnaa iyo Qodobo kale,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.