Iyadoo lagu guda jiro todobaadka dabaaldega sanad guurada 25-aad ee Aasaaskii Puntland, Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, wuxuu Xariga ka jaray dhismaha cusub ee Xarunta Sirdoonka Puntland (PISA).
Halkan ka daawo muuqaalka
Aadbaan uga faraxsanahay in Sirdoonka Puntland maqaamkiisa iyo awoodiisa kor loo qaado.
Madaxweyne Deni waa bogaadinaynaa dadaalkiisa.
Waxqabad noo hirgalay.
Jibril Qoobey. pic.twitter.com/P4UzKg8rhU
— Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) July 31, 2023
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.