Video:-Wariye Jamaal Cismaan oo Waraysi uu bixiyay si adag ugu weeraray Ra’isalwasaare Xamse

“Xamse ma matalo Dadka uu ku fadhiyo Kursi matalaadooda,waa Nin miskiin ah,diciif ah,Gacanta lagu hayo,damiir aan lahayn,fuliya danaha Xasan Shiikh oo Wiilkiisii oo kale ah”Ayuu yiri Wariye Jamaal Cismaan.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading