Wasaaradda caafimaadka ee dowladda Puntland ayaa saddex gaari maanta kala wareegtey Hay’ada save the Children, si loogu fuliyo adeegyada caafimaad ee deegaamada Puntland.
Gaadiidkaan ayaa ka koobnaa gaari nooca gurmadka deg deg ah iyo labo gaari oo basas ah waxaana ay ka howlgeli doonaan gobolka Karkaar gaar ahaan dadka abaartu saamaysay,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.
Be the first to comment on "Video:-Wasaarada Caafimaadka Puntland oo Gaadiid cusub la wareegtay"