Wasaarada Xanaanada Xoolaha Puntland ayaa beenisay war qoraal ah oo ay daabacday Mareegta Horseed Media.
Madaxda Wasaarada Xanaanada Xoolaha oo shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Wasaarada ee magaalada Garowe ayaa arintaas ku tilmaamay been abuur iyo danbi laga galay Umada Somaliyed oo Xooluhu u yahay laf dhabarta dhaqaale ee ay ku xisaabtamaan,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.
Be the first to comment on "Video:-Wasaarada Xanaanada Xoolaha Puntland oo beenisay Warkii ay daabacday mareegta Horseed Media"