Video:-Wasaaradda Maaliyada D.Puntland oo xaflad dhiirigelin ah u sameeyey dhalinyaradda waan awoodnaa.

Wasiirka wasaaradda maaliyada puntland cabdulaahi siciid dhaqaaje ayaa casho sharaf hotelka Grand Ee Magaalada Garowe casho sharaf ugu sameeyey dhalinyarada isxilqaamay ee waan awoodnaa oo Qayb ka ah ololaha Dhalinyaradu deegaanada puntland wax uga qabanayaan .

Wasiirka Maaliyada iyo ku-xigenkiisa ayaa sheegay in ay xafladan u qabteen in madaxda Puntland la Socdaan Waxyaabaha wanaaga ah ee dhalinyaradu wadanka ka sameeyeen,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 

 

 

 

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading