VIDEO: Wasiir Dhabancad “Waxaan rabnaa in Guddoomiyaasha Gobaladu noqdaan Madaxweyne”

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqradiyeynta Dowlada Puntland Maxamed Cabdiraxman Dhabancad, ayaa fariin kulul u diray Maamulka cusub ee Gobalka Heylan.

Wasiir Dhabancad ayaa sheegay in aysan aqbali doonin in Masuul loo Magacaabay Guddoomiye Gobalka ama Duq Degmo uu meel iska fariisto, oo uusan qaban shaqadii loo igmaday ee Bulshada uu hayay.

Sidoo kale, Wasiir Wasaarada Arrimaha Gudaha Puntland ayaa xusay inay doonayaan in Guddoomiyaasha Gobaladu ay noqdaan Madaxweyne, ayna yeeshaan Haybad iyo karaamo, oo ay sameeyaan isla xisaabtan dhab ah.

https://www.youtube.com/watch?v=XxDBULt2n4g&feature=youtu.be

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading