VIDEO: Wasiir Gabiley oo ka hadlay wararka sheegaya in diyaarad hub ah ay ka degtay Qardho

Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Dowladda Puntland Xuseen Cismaan Lugatoor, oo shir jaraa’id ku qabtay Magaaladda Badhan ee Gobalka Sanaag ayaa beeniyay warar dhawaan qaar kamid ah warbaahintu tebisay oo sheegayay in magaaladda Qardho laga dajiyay hub shaci daro ah.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading