Wasiirka wasaaradda amniga dowladda Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa faahfaahin ka bixiyey dagaal u dhexeeya ciidanka dowladda Puntland iyo Alshabaab oo ka dhacay deegaanka Galgala.
Mudane Qar-jab ayaa beeniyey wararka Alshabaab ay baahisey ee sheegaya inay dishey askar dowladda katirsan isagoona sheegay inay laayeen dad shacab ah oo deganaa agagaarka fariisimada ciidanku ay ku sugnaayeen haddana ciidanku ku raad joogaan,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.