Video:-Wasiirka amniga fadaraalka oo dar dar cusub la yimid

Wasiirka Amniga Fadaraalka Maxamed Abuukar Islow Ducaale oo xilka la wareegay maalmo ka hor,ayaa la yimid dar dar cusub iyo hawlaglo lagu xaqiijinayo amniga caasimada.

Wasiir Ilsow ayaa Kormeerkiisa howleed waxuu ka bilaabey 1-dii saqda dhexe ee xaley waxuu ku booqday Saldhigyadda Ciidamadda Booliska ay ku leeyihiin Degmooyinka kala Ah Yaaqshiid.Hodan.Hoolwadaag.Dherkinley.Wadajir.iyo Saldhin ku yaala Bartamaha Suuqa Bakaaraha.

Wasiirka ayaa u kuurgalayayay Ciidamada, Nabad-galyadda iyo Ganacsiga Magaalada.hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading