Wasiirka Amniga ee dawlada Fadaraalka Soomaaliya ayaa sheegay in xilkii laga qaaday Taliyayaashii Booliiska iyo Nabadsugidda ee degmada Xamarweyne kadib kadib dilkii maalintii Arbacada ka dhacay magaalada Muqdishu ee loo gaystay xubin ka tirsan mas’uuliyiinta ururuka Haweenka Canab Cabdullaahi Xaashi iyo wiil ay dhashay Guddoomiyaha Ururka Haweenka Soomaalida Batuulo Axmed Gaballe,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.