Video:-Wasiirka Arimaha dibada Fadaraalka oo gaaray Garowe

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socda Dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibedda Mudane Abshir Cumar Huruuse, Madaxweynaha waxa kulanka ku weheliyay Madaxweyne Ku-xigeenka DPL Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading