Sharcigan,ayaa markii la ansixiyay kadib waxaa ka dhashay muran, ayada oo ay si weyn uga soo horjeesteen dawladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka oo ay ugu miisaa culus tahay Puntland.
Dowlada Puntland,ayaa maanta soo saartay War saxaafadeed ay ku cadaynayso mawqifkeeda,isla markaana ku faahfaahinayso sababta ay uga soo horjeensatay sharcigan,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.