VIDEO : Wasiirka dekedaha Oo beeniyey Eedaymo ay Maamulka ay usoo jeediyeen ganacsato

Wasiirka dekedaha iyo gaadiidka badda siciid maxamed raage ayaa kahadlay xaalka dekeda magaalada Boosaaso .

Siciid raage ayaa beeniyey eedaymo ay ganacsatadu usoo jeediyeen dawladda puntland gaar dhinaca Qiimaha wax soo dejinta oo ay ganacsatadu sheegeen in aad loogu kordhiyey,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

 

 

 

                                                               HALKAN HOOSE KA DAAWO


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading