Video:-Wasiirka Dekedaha Puntland Oo ka hadlay Dooni kusoo caarisay Xeebta Bosaso

Siciid Maxamed Raage Wasiirka Wasaarada Gadiidka Bada iyo Dakadaha ee Puntland ayaa Faah Faahin ka baxshay Xiliga ay ka war heleen Cilada doonta iyo sidey ula Tacaaleen, Wuxuuna Difaacay iney ka soo baxeen doorkiida ahaa Bad-baadinta Doontan ganacsi.

Markale Wasiirka Dekadaha Puntland ayaa dhamaan eeda in doontu Caarido dusha uga tuuray Naakhuudihii doontaas, oo uu sheegay inuu ka danbeeyay shilka ku dhacay doontan, oo Uu Sheegay in iyada oo ciladeysan ay Rar soo qaaday,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading