Video:-Wasiirka difaaca Uk oo gaaray Hargaysa

Wasiirk Difaaca Dalka Ingiriiska Ayaa Soo Gaaray Somaliland Kulana La Qaatay Madaxweynaha Iyo Sariikisha Ciidamada Milatariga.

Wasiirka,ayaa qasriga madaxtooyada Somaliland kulan kula qaatay Madaxweyne Biixi iyo masuuliyiin ka tirsan maamulkiisa,

Sidoo kale Wasiirka Difaaca Ingiriisku waxuu kormeer ku tagay taliska Ciidamada Somaliland,isagoona halkaas shir kual yeeshay Talyaha Ciidamada maamulkaas iyo saraakiil kale,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading