Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo gaadiidka Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar ayaa waxa uu sheegay iney Soomaaliya u diyaar-garoobeyso iney dib usoo ceshato hawadeeda islamarkaana ay diyaar u tahay iney koontaroosho,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.