Video:-Wasiirka Gaashaandhiga Fadaraalka Oo ku dhawaaqay in Uu yahay musharax G.Baarlamaanka

Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqey in uu yahay musharax u taagan xilka Afhayeenka Golaha Shacabka, kadib markii lagu cadaadiyey Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari in uu xilkaas iska casilo.

Wasiirka Gaashaandhigga ayaa kamid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ee ka soo galey isla Gobolada Koonfur Galbeed.

Maxamed Mursal ayaa loo magacaabey Wasiirka Gaashaandhigga, kadib markii uu xilkaas iska casiley Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamed bishii Oktoovar 2017, waxaana uu xilka hayaa muddo 6 bilood ah,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading