Video:-Wasiirka Maaliyada oo booqday garoonka diyaaradaha Gaalkacyo

Wasiirka wasaarada maaliyada Puntland Xasan Shire Abgaal oo booqday garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee Magaalada Gaalkacyo.

Wasiir Shire oo ku guda jira kormeer uu ku samaynayo qaybaha Maaliyada ee Gobolka,ayaa bogaadiyay shaqada garoonka iyo dadaalka xooga badan ee ka muuqda shaqaalaha.

Garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee Gaalkacyo,ayaa ah isha labaad ee Miisaaniyada Dowlada Puntland ka timaado,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading