Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Wasiirka Shaqada iyo arrimaha Bulshada xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garowe ee Caasimada Dowlada Puntland,ka dib safar shaqo labo maalmood ah ay ku joogi doonaan Garowe.
Wasiirka ayaa berito ka qaybgeli doona Shirka dib u Eegista iyo ka wadatashiga Sharciga Shaqaalaha Rayidka ee L11) oo garoowe ka furmi doona,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.