Video:-” Waxaan idiin sheegayaa nin saddex sano iyo bar Wasiir ahaa oo warqad uu leeyahay kabaxa Puntland u diray Shirkada CCECC”

” Waxaan idiin sheegayaa nin saddex sano iyo bar Wasiir ahaa oo warqad uu leeyahay kabaxa Puntland u diray Shirkada CCECC, oo Hadda u Tartamaya Mashruuca Dekedda Boosaso ” !

“Sadex sano iyo bar ayuu Wasiir Ahaa miyuu Ku Qanci Waayay, Hal sano iyo Barkii ka haray Dowladda Hadii nin kale oo walaalkiisa Yimid, oo isku reer Yihiin Muu Yiraahdo Alxmadulilah, Wuxuu Qaadan Karay Qaadaye.” Ayuu Yiri Madaxweyne Gaas,,hooos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading