Video:-Waxagaradka Bari Oo ku baaqay in la joojiyo colaada beelaha Cumar Maxamuud iyo Bah-Ararsame

Waxgaradka Gobolka Bari oo maanta soo booqday xaafiiska idil.Tv ee Bosaso,ayaa baaq nabadeed udiray beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya deegaanka Cagaare ee Hawdka Degmada Burtinle ku beegan.

Colaadan oo soo noqnoqotay,ayaa waxaa ku naf waayay dad tiro badan,sidoo kale waxaa ku dhaawacmay dad kale oo tiro badan.

Waxgaradka maanta baaqa diray,ayaa beelahaas ka codsaday in ay joojiyaan colaada Rabigoodna ka baqaan qaataana talada ehelka,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading