Video:-Waxqabadka Xukuumada Deni waxaa soo afjaray Dagaalka Bosaso

Wax walba oo uu ku dhaqaaqay in uu qabto Madaxweyne Deni,waxaa soo afjaray oo qariyay Dabkii uu Bosaso geliyay.

Bosaso waxay ku noqotay Deni iyo Xukuumadiisa Niyukleer burburiyay Siyaasadoodii,hankoodii,qorshahoodii iyo taariikhdoodii.

Reer Puntland Dabka Bosaso waxuu ku yahay Barmadow oo taariikhda ugashay.

Deni Bosaso,ayaa cuntay waxii hada ka danbeeyana waa Mayd soconaya oo dhawranaya mudo xileedka gaaban ee uharay.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading