Video:-Wiil Bosaso ku nool lixaadkiisuna uusan dhamaystirnayn oo jecel kubada cagta

Wiil lixaadka la oo ku nool magaalada Boosaaso ayaa gacmahiisa ku ciyaara kubadda cagta. C/llaahi Salaad ayaa lubadiisa lugood cuuryaan ka ah, wuxuuna xiiseeyaa ciyaarta kubadda cagta.

C/llaahi ayaa kubadda ku ciyaaro labadiisa gacan iyo madaxa, halka saaxiibadiisa ay lugaha ku ciyaaraan. Wiilkaani yar ayaa si kaftan ah u sheegay maadaama saaxiibadiisa labada lug ku ciyaaraan hadii ay gacanta ku taabtaanna kubadda laga dhigayo maano halka isagana haddii uu ku taabto lugahiisa laga dhigayo maano.

Wuxuu sheegay in wax dhibaato ah uusan ku qabin marka dadka caadiga ah kubadda la ciyaarayo, wuxuuna hoggaamiyaa koox uu isagu ku kalsoon,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading