Video:-Xakamaynta Sicirka Sarifka Lacagaha Puntland oo meel wanaagsan maraya

Lacagihii Shirkadaha qoonadada loo saaray oo bilaabay in ay soo xareeyaan si sicirka sarifku ufariisto.

Sidoo kale Gudiga Sicirka Sarifka,ayaa soo kormeeray Suuqyada Magaalada Garowe.Go’aamadii Sicirka Sarifka lagu dajinayay,ayaa si wacan uhirgalay.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading