Video:-Xarunta Gargaarka deg-dega ah oo la dhagaxdhigay

Xaruntan loogu talo galay in ay noqoto xarunta dhaxe isku xirka guud ahaan adeega deg-dega ah ee hay’adaha dowliga ah iyo kuwa aan dowliga aheyn,ayaa waxaa horay October 13, 2019-kii u dhagax dhigay ra’isul wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre.

Maanta markale waxaa dhagax dhigay Ra’isalwasaaraha cusub Rooble.

Waxaa la yaab leh in ay noqonayso markii labaad oo la dhagax dhigo xaruntan.

Dad badan,ayaa qaba in raadkii Khayre la tirtirayo.

Halkan ka daawo Khayre oo dhagsx dhigay

Halkan ka daawo muuqaalka Rooble


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading