Video:-Xasan Culusow maku qanci doonaa isku dhajinta khayre?

Isagoo is bihibihinaya iskuna dhajinaya Xasan Culusow-gii uu khiyaamadiisii Olalihiisii Doorashada oo u ahaa Madaxii maaliyada ra’isalwasaare,ayuu Muuqaalkan iska soo duubay Khayre.
 
Siyaasadu Sxb joogto ah ma yeelan karto,balse wax xeerin bay leedahay mararka qaarkood.
 
Xasan Culusow imaanshihiisa Muqdisho ku dhawaad labo Sano uu ka maqnaa xoogaa waxay kululaysay siyaasada,balse lama filan karo wax weyn oo uu soo kordhin doono,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading