Video:-Xasan Sh.”Farmaajo wakhtiga uu galiyay Fadaraal la dirirka haduu gelin lahaa Dacwada Badda way guulaysan lagayd”

Waa dhab wakhtiga iyo dhaqaalaha ay galisay Dowladii Farmaajo 4-tii sano ee lasoo dhaafay dhaw arimood haday gelin lahayd Arinta Badda guul baa laga gaari lahaa Dacwada Badda,kuwaasoo kala ah…

1.La dagaalanka Fadaraalka

2.La dagaalanka Dowlad Goboleedyada

3.La dagaalanka Madaxdii hore.

4.Abuurida CBB-da.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading