Video:-Xasan Sh. Oo iska dhiciyay reer Puntland

Ninkaas reer Puntland intaan qol ku xiranay,ayuu iskaaya dhiciyay oo waliba dhibco nagala soo tagay.

Xasan waxuu muujiyay in uu yahay khabiir aysan Hawiye Nin ulahayn.

Abgaalna waxay xaqiijiyeen in ay weli yihiin Hawiyaha kaliya ee lala shuraakoobi karo.

Reer Puntland hadaan nahay Abgaal waa lama taabtaan gaashaan buursigoodu ee yaan lagu degdegin.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading