VIDEO: Xasan Sheekh oo la kulmay Golaha Wasiirada Jubbaland

Madaxweynaha Dowlada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir gudoomiyay Kulanka golaha wasiirada Dowlada Jubaland.

Madaxweynaha Jamhuuriyada oo uu wehelinayay Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa golaha uga warbixiyay xaalada guud ee dalka iyo dagaalka ka dhanka ah kooxaha khawaariijta ah.

Kulankan Waxaa sidoo kale qeyb ka ahaa Madaxweyne ku xigeenada Jubaland, xubnaha golaha wasiirada ee heer Federaalka iyo heer Jubaland.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading