Madaxweyne Xasan Shiikh oo iska beri yeelay sheegashada Somaliland ee ah in uu isagu saxiixay heshiiska DP World ee Dekeda Berbera ay kula wareegayso.
”Anigu ma sixiixin shaqona kuma lihi heshiiskaas,balse Somaliland waa qayb kamid ah Somaliya ,waxii mashaariic horumarineed ah oo aan qaranimada iyo midnimada dhaawacayn waxba kama qabo”ayuu yiri Xasan Shiikh.
Hadalka Madxaweyne Xasan ayaa yimid ka gadaal markii masuul ka tirsan maamulka Somaliland uu sheegay in heshiiska Berbera uu ogolaaday waxbna ka ogaa Madaxweyne Xasan Shiikh.
hadab hoos ka daawo muuqaalka jawaabta Madaxweyne Xasan Shiikh ee sheegashada Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.