Video:-Xasan Shiikh oo ka hor yimid qorshaha doorasho ee Xaliimo Yarey

Xasan Shiikh waa asiibay in uu soo dhaweeyo 13-ka Xubnood Aqalka-sare ee Muqdisho.

Sidoo kale Gudiga doorashada dhaliilo oo ka hor yimaado qorshahooda.

Xasan waxuu ciyaaray door aan shacabkiisa looga hor keenin,isla markaana Doorashada aan looga mashquulin.Nabad iyo Nolol ujeedkoodu waxuu ahaa in Shacabka Muqdisho la majrin habaabiyo oo laga mashquuliyo doorashada

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading