Video:-Xasuuqii Oromada Ee Shacabka Somalida Oo wali sii socda

Xasuuqii Oromadu ku haysay shacabka Somaliyed waa sii laba jibaarmay,halka Madaxweyne Mustafe ku mashquulsan yahay arimo aan muhiimad badan ulahayn bulshada.

Waxba matarin,umana tacsiyayn qoysaskoodii oo xataa ma booqan Dadkaas Oromadu soo gumaaday Madaxweyne Mustafe.

Dad badan ayaa ku tilmaamay hab dhaqanka Madaxweynaha cusub nasiib daro kale oo soo wajahday Gobolka Ogaden,hoos ka daawo muuqaalka

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading