Xeer Ilaaliyaha guud ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa amray in aysan degaannada Puntland ka bixi Karin sigaar ahna loo ilaaliyo 8 mudane ee Maanta Baarlamaanka Puntland xasaanadii ka qaadeen.
Mudanayaasha xasaanada laga qaaday oo ku sugan Magaalada Garoowe ayaa Xeer ilaaliyaha Puntland uu sheegay in la xadidayo dhaq dhaqaaqooda ilaa Maxkamada laga horgeynaayo.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.