Video:-Xeer-ilaaliyaha Puntland”Farmaajo awood uma leh siidaynta Raga xiran”

“Dadka eedeysaneyaasha oo Garoowe iyo Boosaaso ku xiran madaxweynaha ma amrin in la soo xiro, waxaa loo soo qabtey in ay ku xadgudbeen shuruucda u deggan Puntland.” ayuu yiri xeer ilaaliyaha guud ee Puntland.

” Dadka hadda ka hadlaya muwaadiniin la soo xiray, ma aqaano ujeeddada ay leeyihiin, dalka sharci buu leeyahay, horeyna dad waa la soo edeyn jiray, waana la soo xiri jiray.” ,ayuu yiri markale..

Ugu danbayn Xeer-ilaaliyaha Puntland wuxuu sheegay in Madaxweyne Deni iyo Madaxweyne Farmaajo uusan midkoodna sii deyn karin dadka xiran, cidda awoodda lehna ay tahay sharciga oo waxa uu ka qabo lugu qaadi doono eedeysaneyaasha,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/5OWi4ylJCug

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading