Video:-Xildhibaan Boqore”Waxaa igacan qaaday askarigii ilaalada ii ahaa mushahaar la’aan darteed”

Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqorre ayaa soo hadal qaaday dhanka mushaaraadka Ciidanka,waxana uu sheegay in Xildhibaanada miisaaniyada soo socota lacag fiican loo ansixiyo maadaama aysan ku filneyn Boqolka dollar ee hada loo anisixyay,

Sidoo kale Boqore oo hadalkiisa sii wata sheegay in Boqolkaas aysanba qaadan askartu mudo dhawr bilood ah,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading