Video:-Xildhibaan Cabdifitaax”Khayre waxaan ka keenaynaa Mooshin lagu soo gole joojinayo”

NAIROBI(IDILNEWS), Xildhibaan Cabdifitaax Daahir Ismaaciil oo ka mid ahaa siyaasiyiintii ka qaybgalay kulankii shalay ee Nayrobi,ayaa sheegay in Hotelada Muqdisho loo diiday in ay kulamo ku qabsadaan.

Cabdifitaax oo hadalkiisa sii wata,ayaa sheegay in ay diyaarinayaan Mooshin lagu soo gole joojiyo Rw Khayre.

Xildhibaanku waxuu beeniyay in siyaasiyiintii ku shiray Nayrobi ay yihiin xil doonayaal ka ciil qaba in Xukuumada lagu dari waayay.


Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading