Video:-Xildhibaan Yuusuf Xasan oo jeediyay khudbad loo wada istaagay

Xildhibaan Yuusuf Xasan oo ka tirsan Baarlamaanka kenya lagana soo doorto Xaafada Kamakuuji ee Nayrobi,ayaa khudbad aad u qiimo badan ka jeediyay isu imaatin iskugu jiray baroordiiq iyo xoojinta midnimada shacabka kenya.

Madaxweyne Uhuru iyo ku xigeenkiisa,ayaa ka mid ahaa masuuliyiintii kasoo qaybgalay kulankaas,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading