Video:-Xildhibaanada baarlamaanka Puntland oo baaq nabadeed udiray beelo ku dagaalamay Sool

Xildhibaano katirsan barlamaanka Puntland oo warfidiyeenka kula hadlay xarunta golaha shacabka Puntland ee Garoowe ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya deegaanka Dhumay ee koonfurta gobolka Sool.hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading