Video:-Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliland oo gacanta iskula tagey

Xaalka cakiran ee Hargaysa ka jira,ayaa sababaya in Xildhibaanadu carada iskula dhacaan.

Mar-mar way dhici karaan gacan ka hadalo dhexmara Xildhibaanada balse kuwa Baarlamaanka Hargaysa waa tiro beel caadi iska noqday.

Xildhibaano,iyagii in ay si degan uwada hadlaan isla fahmi la’a see Umad mustaqbalkeed ujihayn karaan?

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading